close
close
Posted in

Daadad si ba’an u saameeyay Ankara iyo magaalooyin kale oo Turkiga ku yaalla

Xigashada Sawirka, Getty Images

Wax yar kahor markii cimilada Turkiga is beddeshay, magalaooyinka qaar ee gobollada meelaha hoose ku yaalla ayaa waxaa saameyn ku yeeshay xilli-roobaadka. Gudaha Ankara, oo roob culus uu ka da’ay ayaa qaar ka mid ah goobaha gaadiidka laga raaco, guryaha iyo goobaha shaqooyinka waxaa saameeyay deedad.

Degmooyinka uu sida gaarka ah u saameeyay waxaa ka mid ah Aksaray, Eskişehir, Nevşehir and Uşak.

Barasaabka Ankara Vasip Şahin, ayaa war uu soo saaray ku sheegay inay heleen warar badan oo fatahaadda laga soo sheegayo.

Şahin ayaa intaa raaciyay in jaw celin laga sameeyay deedadka hateanna ay socdaan dadaallada.